Alla Subxaanahuu watacaalaa waxaa u tasbiixda oo xusa noolaha iyo ma noolaha, waxa uuna alla yiri oo uu sheegay in aayaatkiisa uu bani`aadanka ku tusinayo meel walba xiita gunta hoose ee badda.  
Hadaba goob lagu xanaaneyo digaaga ee dalka Hollond ayaa lagu arkay mucjiso si weyn u soo jiidatay indhaha dadka taasi oo ah Ukun ku dhawaaqeysa Shahaadateynka iyadoo sidoo kale qoraalka shahaadateeynka uu kor ka qoran yahay ukuntaasi . Digaaga dhashay ukuntaasi ku dhawaaqeyso qiritaanka Shahaadateynka ayaa qeyb ka ah 16-kun oo digaag oo lagu xanaaneyo dalka Hollond iyadoo ukuntgaasi laga soo dhex saaray 10-kun oo Ukun . Maxamed Al-caani ah ninka iska leh beerta lagu xanaaneyo digaagaasi aya sheegay in tani ay tahy markii ugu horeysay ee ay arkaan ukun Shahaadateynka ku dhawaaqeysa iyadoo hore loo arki jiray kuwo ay ku qoran yihiin magaca Allaah iyo Maxamed . Ma ahan markii ugu horeeysay oo mucjiso uu alla awoodiisa ku muujinayo la arko iyadoo horay loo arkay wax yaabo badan oo ay ku qoran yihiin magaca alla iyo Nababi Maxamed CSW iyo mucjosooyin kale . Hadaba aynu wada eegno sawiradaani deedna ayna ku waaano qaadano . Qaro uu ku qoran Bismilaahi Raxmaani Raxiim
 Cunag Yar oo dhagtiisa ku qoran tahay magaca allaah
 Magaca allaah oo ku qoran god Shinida ku hoyoto
 Daruur sawirat magaca Allaah
 Waxaa soo diyaariyey qoraaladan mucjisada ah walaalkeen: Wariye: Cismaan Xasan Cali(Fantastic)
 ossmanfantastic@hotmail.com Jilibweyn News Deck
|
|