babul1 width=100>
www.Jilibweyn.com

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN

TACSI

Marxuum Sh. Maxamed Sh. C/qaadir

Allaha unaxariiste waxaa shalay ku geeriyooday magaalada Dhagaxley ee nawaaxiga Jigjiga sh. Maxamed Sh. C/qaadir oo kamid ahaa mashaa'ikhda reer Fiqi Cumar ee Gobolkaa,

waxaana Tacsi udireynaa dhamaan ehelka iyo reer fiqi cumar gaar ahaan caruurtiisa oo dalka iyo dibadda joogta, gaar ahaan walaalkeen

MAXAMUD SH. MAXAMED(TEACHER)
oo ah xubin firfricoon oo groupka ahna madaxa fiqi group,waxaa tacsidana diraya.

- Prof. najiib c/lakriin,
daahir sh. c/qaadir.
sh. cumara sh. c/salaam .
c/raxman c/samed( c/madoobe,
c/rashiid sh. c/raxman,
xasan sh. cali,
c/raxman sheikh maxamud( zaylaci),

iyo dhamaan ehelka jooga hargeisa iyo somalia..& dibabadda....... waxaana alle uga baryeynaa naxriistiisa ehelkana samir iyo iimaan alle ha kasiiyo aamiin........................


Waxaa kaloo diraaya dhammaan Bahda Jilibweyn Media Center.
Naxariistii Janno allaha ka waraabiyo - Aamiin

mailto:jilibweyn@gmail.com