Waxaan halkaan tacsi uga direynaa dhamaan Ehelada uu ka geeriyooday,geeridii naxdinta laheyd ee ku timid MUUSE AXMED CISMAAN DHAGA WEEEYNE _OO KU GEERIYOODAY MAALINTII AXADA EEBISHU AHAYD,20080504 GAALKACYO. . Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa inuu janadiisa ka waraabiyo kuligeena samir iyo iimaan Allaha naga siiyo..
Waxaa tacsida diraaya anaga oo kala ah dhammaan
INAALILAAHI WA, INAY ILAAHEY RAAJUCUUN!
TACSI TIIRAANYO LEH WAXAA DIRAYA.
SAHRA AWEEYS
CISMAAN AWEEYS
CALI AWEEYS
ABUUKAR AWEEYS
HILAAL AWEEYS
DAAHIR AWEEYS
WAXAAN U DIREEYNAA TACSIDA,
DHAMAAAN ILMA AXMED CISMAAN DHAGAWEEYNE OOKALA JOGA USA, ERUP, SOMALIA_
WAXAAN UGA TACSIYADEEYNEEYNAA WALAALKOD
MUUSE AXMED CISMAAN DHAGA WEEEYNE _OO KU GEERIYOODAY MAALINTII AXADA EEBISHU AHAYD,20080504 GAALKACYO.
WAXAAN LEENAHAY SAMIR & IIMAAN ALAHA IDNKA SIIYO MARXUMKANA JANADII FARDOOWSO ALLHA KAWARAABIYO.
TACSIDAAN WAXAAN SI GAARA UGU DIREEYNAA WALAASHEEN AMINA AWEYS & NINKEEDA OMAR AXMED CISMAAN SWEDEN.
SCW
ZAHRUJA. USA
Waxaa kaloo diraaya dhammaan Bahda Jilibweyn Media Center.
Naxariistii Janno allaha ka waraabiyo - Aamiin
mailto:jilibweyn@gmail.com