!DOCTYPE HTML PUBLIC "-//W3C//DTD HTML 4.0 Transitional//EN"> Jilibweyn - News babul1 width=100>
www.Jilibweyn.com

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN

TACSI

Marxuum Xuseen Cabdirahman Yusuf Macalin

Waxaan halkaan tacsi uga direynaa dhamaan Ehelada uu ka geeriyooday,geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Marxuum Xuseen Cabdirahman Yusuf oo ku geeriyooday jaamacadda lafoole ee magaaladda muqdisho. Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa inuu janadiisa ka waraabiyo kuligeena samir iyo iimaan Allaha naga siiyo..


Waxaa halkan tacsi ka diraya , anaga oo kala ah

Aabe Aadem Cumar maxamuud Cadde
1. Maxamed Siciid Aaden Cumar(Sharaxle)
2. Cabdikarin Aden Cumar(Guxumaa)
3. Cabdullahi Aden Cumar
4. Calidhuux Aaden Cumar
5.Idiris Aden Cumar
6.Xaawo gani Aden Cumar
7. Dhammaan Reer Ali Dhacaaye
8. Dhammaan Reer Maxamuud Cadde
8. Dhammaan Reer Macalin Cabdulle Aden
8. Dhammaan Reer Cismaan Cumar


Waxaa kaloo diraaya dhammaan Bahda Jilibweyn Media Center.
Naxariistii Janno allaha ka waraabiyo - Aamiin

mailto:jilibweyn@gmail.com

Jilibweyn - News babul1 width=100>
www.Jilibweyn.com

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN

TACSI

Marxuum Ali Maxamed Ali(Ali Dhexe)

Waxaan halkaan tacsi uga direynaa dhamaan Ehelada uu ka geeriyooday,geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Ali Maxamed Ali(Ali Dhexe) . Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa inuu janadiisa ka waraabiyo kuligeena samir iyo iimaan Allaha naga siiyo..


Waxaa halkan tacsi ka diraya , anaga oo kala ah

Aabe Bashir Yusuf Maxamed iyo
Hooyo Culumo Abdiraxmaan Maxamed
1. Shukri Bashir Yusuf(Danmark)
2. Dhuuxa Bashir Yusuf
3. Deeqo Bashir Yusuf
4. Abdi Bashir Yusuf iyo Xaaskiisa
5.Faadumo Bashir Yusuf
6.Shamso Bashir Yusuf
7. Maryan Bashir Yusuf

Waxaa kale oo halkan tacsi ka diraya , anaga oo kala ah

1. Eedo Maryan Cabdi (Madaxeey).
2. Adeer Xuseen Cabdi (Madaxeey).
3. Adeer Xassan Cabdi (Madaxeey).
4. Eedo Caasho Cabdi (Madaxeey).
5. Eedo Xaawo Cabdi (Madaxeey).
6. Aabe Cali Cabdi (Madaxeey).
7. Xuseen Cali Cabdi (Ganaweyne).
8.Wariye: C/raxmaan Cali Cabdi (Cadceed)
9. C/qaadir Cali Cabdi (Madaxeey).
10. Xasan Shiikh Cabdi iyo Xaaskiisa
Sacdiya C/laahi (Geesaweyne).
11.Xasan Cabdi Xirsi (dhacay).
12. Salbeeto Xasan Shiikh Cabdi.
13. Yuusuf Daahir Cabdi (Yuusuf Carab).
14. C/qaadir Shiikh Bashiir (Qataar).
15. Diini Shiikh Bashiir.
14. Maxamuud Idris (Macalin Gaaboow)
15. Wariye C/raxmaan Shiikh Maxamuud (Seylici).
16. Nabadoon Yuusuf cabdi daahir ( Yuusuf Carab).
17. Axmed maxamuud shiikh ( Jabuuti).


Waxaa kaloo diraaya dhammaan Bahda Jilibweyn Media Center.
Naxariistii Janno allaha ka waraabiyo - Aamiin

mailto:jilibweyn@gmail.com

Jilibweyn - News babul1 width=100>
www.Jilibweyn.com

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN

TACSI

Marxuum MUUSE AXMED CISMAAN

Waxaan halkaan tacsi uga direynaa dhamaan Ehelada uu ka geeriyooday,geeridii naxdinta laheyd ee ku timid MUUSE AXMED CISMAAN DHAGA WEEEYNE _OO KU GEERIYOODAY MAALINTII AXADA EEBISHU AHAYD,20080504 GAALKACYO. . Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa inuu janadiisa ka waraabiyo kuligeena samir iyo iimaan Allaha naga siiyo..


Waxaa tacsida diraaya anaga oo kala ah dhammaan

INAALILAAHI WA, INAY ILAAHEY RAAJUCUUN!

TACSI TIIRAANYO LEH WAXAA DIRAYA.

SAHRA AWEEYS
CISMAAN AWEEYS
CALI AWEEYS
ABUUKAR AWEEYS
HILAAL AWEEYS
DAAHIR AWEEYS

WAXAAN U DIREEYNAA TACSIDA,

DHAMAAAN ILMA AXMED CISMAAN DHAGAWEEYNE OOKALA JOGA USA, ERUP, SOMALIA_ WAXAAN UGA TACSIYADEEYNEEYNAA WALAALKOD
MUUSE AXMED CISMAAN DHAGA WEEEYNE _OO KU GEERIYOODAY MAALINTII AXADA EEBISHU AHAYD,20080504 GAALKACYO.

WAXAAN LEENAHAY SAMIR & IIMAAN ALAHA IDNKA SIIYO MARXUMKANA JANADII FARDOOWSO ALLHA KAWARAABIYO. TACSIDAAN WAXAAN SI GAARA UGU DIREEYNAA WALAASHEEN AMINA AWEYS & NINKEEDA OMAR AXMED CISMAAN SWEDEN. SCW ZAHRUJA. USA


Waxaa kaloo diraaya dhammaan Bahda Jilibweyn Media Center.
Naxariistii Janno allaha ka waraabiyo - Aamiin

mailto:jilibweyn@gmail.com

Jilibweyn - News babul1 width=100>
www.Jilibweyn.com

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN

TACSI

Marxuum Gen. Xasan Xuseen Muuse

Waxaan halkaan tacsi uga direynaa dhamaan Ehelada uu ka geeriyooday,geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Gen. Xasan Xuseen Muuse . Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa inuu janadiisa ka waraabiyo kuligeena samir iyo iimaan Allaha naga siiyo..


Waxaa tacsida diraaya anaga oo kala ah dhammaan

1. Dr. Cabdullahi C/raxmaan Aadan (Enlay) Guddoomiyaha HSSH
2. Daa'uud Daleel Gudd. Xigeenka =
3. Cabdulqadir Xuseen Cabdi (Buulle) Xiriirka Dibadda =
4. Cabdikariim Cabdulle Cilmi Maamulka Lacagta HSSH
5. Xasan Sh. Maxamed Qaali Horumarinta Degaanka =
6. Maxamed Guur Oomaar = Waxbarashadda =
7.Maxamed Bashiie = Caafimaadka =

Waxaa kaloo tacsida diraaya anaga oo kala ah dhammaan

Reer Prof Gure oo akla jooggo yurub iyo America
1, Prof , Mahamud ali dahir / Gure/
2, Dr, Liban Mahamud ali / Gure/
3, Mr, Mahad Mahamaud ali carter? /Gure/
4, Drs, Ubah Mahamud ali /Gure/
5, Dr, Dahir Mahamud ali / Gure/
6, Mr , Mikail Mahamud ali /Gure./
7, Drs. Ismahan Mahamud ali /Gure/
8. , Drs, Ayan Mahamud ali / Gure/
9, Mr, Abdirahman Mahamud ali/Gure/

Ayagoo ugu tacsineynayo eheladiisa iyo qaraabadiisa waxa ay leeyihiin samir , iimaan allaha naga wada siiyo ayagoo marlabaad ugu tacisineynayo jannada allaha ka waaraabiyo aamiin amiin

Waxaan halkaan tacsi uga direynaa dhamaan Ehelada uu ka Geeriyooday Marxuum Gen, Xasan Xuseen Muuse oo ku Geeriyooday magaalada Muqdisho. Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa inuu janadiisa ka waraabiyo, kuligeena Samir iyo Iimaan Allaha naga siiyo.

1. Eedo Maryan Cabdi (Madaxeey).
2. Adeer Xuseen Cabdi (Madaxeey).
3. Adeer Xassan Cabdi (Madaxeey).
4. Eedo Caasho Cabdi (Madaxeey).
5. Eedo Xaawo Cabdi (Madaxeey).
6. Aabe Cali Cabdi (Madaxeey).
7. Xuseen Cali Cabdi (Ganaweyne).
8. C/raxmaan Cali Cabdi (Cadceed)
9. C/qaadir Cali Cabdi (Madaxeey).
10. Xasan Shiikh Cabdi iyo Xaaskiisa Sacdiya C/laahi (Geesaweyne).
11.Xasan Cabdi Xirsi (dhacay).
12. Salbeeto Xasan Shiikh Cabdi.
13. Yuusuf Daahir Cabdi (Yuusuf Carab).
14. C/qaadir Shiikh Bashiir (Qataar).
15. Diini Shiikh Bashiir.
14. Maxamuud Idris (Macalin Gaaboow)
15. Wariye C/raxmaan Shiikh Maxamuud (Seylici).
16. Nabadoon Yuusuf cabdi daahir ( Yuusuf Carab).
17. Axmed maxamuud shiikh ( Jabuuti).


Waxaa kaloo diraaya dhammaan Bahda Jilibweyn Media Center.
Naxariistii Janno allaha ka waraabiyo - Aamiin

mailto:jilibweyn@gmail.com

Jilibweyn - News babul1 width=100>
www.Jilibweyn.com

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN

TACSI

Marxuum Sheeq Cismaan akhayaar

Waxaan halkaan tacsi uga direynaa dhamaan Ehelada uu ka geeriyooday,geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Sheeq Cismaan akhayaar oo lagu diley maalintii axada 20 apr magaalada muqdisho xaafada suuqa xoolaha. Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa inuu janadiisa ka waraabiyo kuligeena samir iyo iimaan Allaha naga siiyo..



Waxaa tacsida diraaya anaga oo kala ah dhammaan

reer xaaji ismaaciil aadan
aabo xaji ismacil oo jooga london/
faadumoxaji ismacil oo joogta canada/
xalima xaji ismacil oo joogta ithopia /
abdinacim xaji ismacil oo jooga germany/
abdi iid xaji ismacil oo joga germany/
maxamed xaji ismacil oo jooga denmark /
abdiqaadir xaji ismacil oo jooga holand /
bilkheyr xaji ismacil oo jogta usa /
fadxi xaji ismacil oo jooga london/
abdifitaah xaji ismacil oo jooga london/
ifraah xaji ismaciil oo joogta london
abdi kariim xaji ismacil oolondon /
hooyo maryan sahal/
hoyo cobaado cumar/
hoyo bishaaro macalin
dhamaan rer xaji ismacil


Waxaa kaloo diraaya dhammaan Bahda Jilibweyn Media Center.
Naxariistii Janno allaha ka waraabiyo - Aamiin

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN

TACSI

Marxuum Maxamed C/nuur Axmed Cismaan.

Waxaan halkaan tacsi uga direynaa dhamaan Ehelada uu ka geeriyooday,geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Marxuum Maxamed C/nuur Axmed Cismaan. Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa inuu janadiisa ka waraabiyo kuligeena samir iyo iimaan Allaha naga siiyo..


DHAAM REER AXMED CISMAAN DHEGAWEEYNE MEELEY JOGAAN
GEERIDII KUTIMID WIILKODA MAXAMED C/NUUUR AXMED CISMAAN.
OO KU GEERIYOODAY GAACLKACYO TACSIDA WAXA DIRAYA.
ANIGA OO KU HADLAYA MAGACA REER XAAJIMADAD.
OOKALA,AH. SAHRA XAAJI MADAD,
CISMAAN XAAJI MADAD
DAAHIR XAAJI MADADD.
HILAAL XAAJI MADADD.
CALI XAAJI MADADD
AMINA XAAJIMADADD
TACSIDA WAXAAN U DIREEYNAA.
OMAR AXMED CISMAAN.
MAXAMED AXMED CISMAAN
C/CASIIS AXMED CISMAAN
DHAMAAN REER AXMED CISMAAN MEELEY JOOGAAN
IYO AMINACARAALE OO AH WIILKA HOOYADIIS

WAXAAN LEENAHAY SAMIR IYO IIMAAN ALLAHA NAGA SIIYO INTII DHIMATAY NA ALLHA U NAXARIISTO. AMIIN AMIIIN


Waxaa kaloo diraaya dhammaan Bahda Jilibweyn Media Center.
Naxariistii Janno allaha ka waraabiyo - Aamiin

mailto:jilibweyn@gmail.com

Jilibweyn - News babul1 width=100>
www.Jilibweyn.com

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN

TACSI

Marxuum Maxammed Sheekh Aadan Dheere

Waxaan halkaan tacsi uga direynaa dhamaan Ehelada uu ka geeriyooday,geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Maxammed Sheekh Aadan Dheere oo isniintii 7 april 2008 11 am toronto time ku geeriyooday wadanka kanada ,toronto.Waxaaa la aasi doonaa arbacada 9 bisha april Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa inuu janadiisa ka waraabiyo kuligeena samir iyo iimaan Allaha naga siiyo.


Waxaan Tacsi u diraynaa Reer Aden dheere, meel kasta oo ay joogaan, waxaana leenahay allaha u naxariisto Maxamed Aden Dheere. Amiin, Amiin..

Waxaana u diraya Reer Sagaar meelkasta oo ay joogaan..

1. Xaaji Maxamed Macalim Xuseen(Sagaar).
2. Xaaji Saciid Macalim Xuseen :
3. Xaaji Maxamud Macalim Xuseen :
4. Xaaji Axmed Macalim Xuseen :
5. Xaaji Dahir Macalim Xuseen :
6. Macalim C/hi Macalim Xusee. :
7. Macali Xasan Macalim Xuseen :
8. Qaasim Macalim Xasan :
9. Axmed Shabelle : :
10. Cabdalle Macalim : :
11. Maxamed Weli C/hi Macalim iyo Xaaskiisa
12. Saynab Salah Omar
Waxaan leenahay allaha u naxariisto Maxamed Aden Dheere. Amiin, Amiin,Amiin.

Maamulka jilibweyn ayaa tacsi qaas ah u direeya gabadhiisa Muxibo iyo dhammaan Reer Sheekh Aadan Dheere

waxaaana tacsiyada diraayo dhamaan reer axmed gaas oo kala jooga dunida dacaladeeda

1- abuukar ahmed gaas. xaaskiisa iyo caruurtiisa
2-c/laahi ahmed gaas. xaaskiisa
3.cali geele ahmeh gaas. xaaskiisa iyo caruurtiisa
4- cabdi ahmed gaas. xaaskiisa iyo caruurtiisa
5- cumar ahmed gaas xaaskiisa iyo caruurtiisa
6-c/risaaq ahmed gaas. xaaskiisa iyo caruurtiisa
7- xamiilo ahmed gaas. xaajigeeda maxamed macalin
8-aamino ahmed gaasiyo caruurteeda
9- caasho ahmed gaas caruurteeda
10-maryan ahmed gaasiyo caruurteeda
11- juweriyo ahmed gaas odogeeda iyo caruurteeda
12- cali abuukar axmed gaas. iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
13- cismaan abuukar ahmed gaas. xaaskisa sahro iyo caruurtiisa
14-maxamuud abuukar ahmed gaas,&xaaskiisa qadiijo cilmi luude. caruurtiisa
15-maxamed c/laahi axmed gaas ookumagacdheer (abgaalow).
16-ibraahim abuuk ahmed gaas. xaaskiisa iyo caruurtiisa
17-ubax abuukar gaas& odaygeeda bashiir maxamed ahmed gaas.
18-xaawokiin abuukar ahmed gaas.
19 muqtaar macalin dheere iyo
cali macalin dheere(cali ciye)iyo
cawil cali kaar iyo xaaskisa iyo caruurtiisa iyo
dhamaan reer macalin oo an halkan ku soo koobi karin 20.mastar axmadeey iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa ,
21.shafiif axmadeey iyo xaskiisa iyo caruurtiisa iyo dhamaan reer cilmi luude oo kala ah.
1-hooyo nafiso qaali buukar.
2-ciise sh. cilmi luude xaaskiisa iyo caruurtiisa
3-abuukar sh. cilmi luude iyo wiilkiisa
4- ruqiyo sh.cilmi luude odogeeda cabdi qani iyo caruurtooda
5-muna sh.cilmi luude
6-qadiijo cilmi luude iyo carurteeda
7-luul sh. cilmi luude iyo wiilkeeda axmed yare
8-qadro sh.cilmi luude. adogeeda xasan muxumed
9 maxamed cali luude iyo xaaskiisa
10- faadumo cali luude iyo odogeeda iyo caruurteeda
iyo dhamaan reer ilkoole meel walba ay joogaan
waxaan ilahay ka baryeeynaaa in uu ilaahay janada ka waraabiyo aamiiin

Waxaa kale oo tacsida diraaya

Eng. Abdirisak Maxamed Ali -Ina Galoof( Melakayul) iyo dhammaan Reer galoof

Waxaa kale oo tacsida diraaya

1.Waxaa tacsi qaas ah diraaya Cabdi Cali Dhexe.
2.Reer Yusuf Sheekh Cabdi(Ciriiri)
3.Reer Cali Dhacaaye.
4.Reer Maxamuud Cadde.
5.Reer Xaaji Barre
6.Reer Sheekh Maxamuud Caseyr

Waxaa kale oo tacsida diraaya

1-Cabdullahi Cali Muuse
2-Maxamed Cali Muuse
3-Cabdikarin Abshir Sheekh Cumar
4-Qaasin Macallin Cabdulle
5-Cabdi cawl Cali
Faadumo Cismaan xasan
6-Asli axmed Xaaji
7-Nadiifo cismaan xasan

iyo Dhammman BAHDA JILIB_WEYN waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo Qaraabadi uu ka Geeriyooday ALLAHA U NAXARIISTEE
MARXUUM MAXAMED AADEN DHEERE OO DHAWAAN KU GEERIYOODAY WADANKA KANADA; Marxuumka ALLAHA u naxariisto Dadki uu ka Geeriyoodayna samir iyo iimaan haka siiyo,AAMIIN AAMIIN

Waxaa kale oo tacsida diraaya

1.Maxamed Axmed Xaaji(Gaanbiyo).iyo xaaskiisa Asli Cismaan Xaaji-Seattle-USA
2.Cabdullahi Macalin Xuseen iyo Xaaskiisa Caasha Axmed Xaaji-Seattle-USA


Waxaa kaloo diraaya dhammaan Bahda Jilibweyn Media Center.
Naxariistii Janno allaha ka waraabiyo - Aamiin

mailto:jilibweyn@gmail.com

Jilibweyn - News babul1 width=100>
www.Jilibweyn.com

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN

TACSI

Marxuum Macalin Caalin Gadoon

Waxaan halkaan tacsi uga direynaa dhamaan Ehelada uu ka dhintay,geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Macalin Caalin Gadoon oo Khamiistii ku Geeriyooday magaalada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug. Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa inuu janadiisa ka waraabiyo kuligeena samir iyo iimaan Allaha naga siiyo.




Eedo Maryan Cabdi Madaxeey.
Adeer Xuseen Cabdi Madaxeey.
Adeer Xassan Cabdi Madaxeey.
Eedo Caasho Cabdi Madaxeey.
Eedo Xaawo Cabdi Madaxeey.
Aabe Cali Cabdi Madaxeey.

Xasan Shiikh Cabdi iyo Xaaskiisa Sacdiya C/laahi Geesaweyne
Xasan Cabdi Xirsi dhacay
Salbeeto Xasan Shiikh Cabdi
Yuusuf Daahir Cabdi (Yuusuf Carab)
C/qaadir Shiikh Bashiir (Qataar)
Diini Shiikh Bashiir
Maxamuud Idris
Wariye C/raxmaan Shiikh Maxamuud (Seylici)

Waxaa kale oo tacsida diraayo anagoo kala ah:

1..Maxamed Aden Cumar(Sharaxle)
2..Reer Bin-Isxaaq Xaaji Barre.
3.Reer Xaaji Axmed Barre.
4.Reer Abuukar Xaaji Barre.
5.Reer Muxiyadiin Xaaji Barre.
6.Reer Muuse Xaaji Barre.
7.Reer Cabdulqaadir Xaaji Barre.
8.Reer Reer cabdi Xaaji Barre.
9.Reer Yaasiin xaaji Barre.
10.Reer Yuusuf Xaaji Barre.
11.Reer Culumo Xaaji Barre.
12.Reer Faadumo Xaaji Barre.
13.Reer Xasno Xaaji Barre.
14.Reer Xaliimo Xaaji Barre.
15.Reer Sheekh Maxamuud Caseyr
16.Reer Cabdi Maxamed
17.Reer Yusuf Sheekh Cabdi(Ciriiri)
18.Reer Cali Dhacaaye.
19.Reer Maxamuud Cadde.
20.Reer Macalin Xuseen Xaaji Barre

xuseen Cali Cabdi (ganaweyne)
iyo xaaskiisa Sahra Shiikh Abuukar
waxay Tacsi u dirayaan
Macalin Caalin Gadoon
oo oo Khamiistii ku Geeriyooday magaalada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug.
waxay si gaara tacsi u gaarsiinayaan
Reer Cabdi Madaxeey
Reer Macalin Caalin
iyo dhamaan qaraabada oo idil,
waxayna Ilaahay uga baryayaan in u Janadii Firdowsa galiyo intii uu ka tagayna Samir iyo Iimaan ka siiyo , AMIIN AMIIN.

Macalinka oo caan ka ahaa Gobolka Mudug dadkaa uu Diinta soo barayna ay aad u badnaayeen ayaa ahaa nin ay tabi doonaan dhamaan dad badan oo soomaaaliyeed maadaamaa uu waqtigiisa intii badnayn ku soo qaatay faafinta Diinta Islaamka.


Waxaa kaloo diraaya dhammaan Bahda Jilibweyn Media Center.
Naxariistii Janno allaha ka waraabiyo - Aamiin

mailto:jilibweyn@gmail.com

Jilibweyn - News babul1 width=100>
www.Jilibweyn.com

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN

TACSI

Marxuum Suldaan Daahir Daleel

Waxaan halkaan tacsi uga direynaa dhamaan Ehelada uu ka dhintay,geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Suldaan Daahir Daleel oo 22/2/08 ku geeriyooday Isbitaalka Marerey(M.S.F)ee gobolka jubbada Dhexe. Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa inuu janadiisa ka waraabiyo kuligeena samir iyo iimaan Allaha naga siiyo.


Waxaa tacsida diraayo anagoo kala ah:

1-Dhammaan Maamulka Degmada Jilib
2- Maamulka Jilibweyn Media Center,
3-Macalin Ibrahim- Degen Jilib
4.Axmed Cabdiraxmaan Omar(Dharbaaxo)
5.Maxamed Aden Cumar(Sharaxle)
6.Reer Bin-Isxaaq Xaaji Barre.
7.Reer Xaaji Axmed Barre.
8.Reer Abuukar Xaaji Barre.
9.Reer Muxiyadiin Xaaji Barre.
10.Reer Muuse Xaaji Barre.
11.Reer Cabdulqaadir Xaaji Barre.
12.Reer Reer cabdi Xaaji Barre.
13.Reer Yaasiin xaaji Barre.
14.Reer Yuusuf Xaaji Barre.
15.Reer Culumo Xaaji Barre.
16.Reer Faadumo Xaaji Barre.
17.Reer Xasno Xaaji Barre.
18.Reer Xaliimo Xaaji Barre.
19.Reer Sheekh Maxamuud Caseyr
20.Reer Cabdi Maxamed
21.Reer Yusuf Sheekh Cabdi(Ciriiri)
22.Reer Cali Dhacaaye.
23.Reer Maxamuud Cadde.
24.Reer Macalin Xuseen Xaaji Barre

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN
TACSI
Marxuum Suldaan Daahir Daleel

Aniga oo ku hadlayo magacayga
& kan UNHS,
Waxaan halkan oga tacsiyeeynayaa dhamaan
Eheladii & Qaraabadii
uu ka geeriyooday,
Marxuum Suldaan Daahir Daleel,
oo 22/2/08 ku geeriyooday
Isbitaalka Marerey(M.S.F) ee Gobolka Isagana
waxaan Alle oga baryeeynaa Jannatul firdoowsa.

By, Mohamed Omar Osman
Charman of UNHS.

Waxaa kale oo Tacsida Diraaya Nura Abdullahi oo ku nool dalka Ireland.


Waxaa kaloo diraaya dhammaan Bahda Jilibweyn Media Center.
Naxariistii Janno allaha ka waraabiyo - Aamiin

mailto:jilibweyn@gmail.com

Jilibweyn - News babul1 width=100>
www.Jilibweyn.com

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN

TACSI

Marxuum Cali Macalin Xussein X. Barre

Waxaan halkaan tacsi uga direynaa dhamaan reer Macalin Xussein Xaaji Barre, Xaaskiisa iyo caruurtiisa. geeridii naxdinta laheyd ee ku timid marxuum Cali Macalin Xussein X. Barre oo 22/1/08 ku geeriyooday magaalada Roma ee dalka Talyaaniga waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa inuu janadiisa ka waraabiyo kuligeena samir iyo iimaan Allaha naga siiyo.


Waxaa tacsida diraayo anagoo kala ah:

Reer Bin-Isxaaq Xaaji Barre.
Reer Xaaji Axmed Barre.
Reer Abuukar Xaaji Barre.
Reer Muxiyadiin Xaaji Barre.
Reer Muuse Xaaji Barre.
Reer Cabdulqaadir Xaaji Barre.
Reer Reer cabdi Xaaji Barre.
Reer Yaasiin xaaji Barre.
Reer Yuusuf Xaaji Barre.
Reer Culumo Xaaji Barre.
Reer Faadumo Xaaji Barre.
Reer Xasno Xaaji Barre.
Reer Xaliimo Xaaji Barre.
Reer Sheekh Maxamuud Caseyr
Reer Cabdi Maxamed
Reer Yusuf Sheekh Cabdi(Ciriiri)
Reer Cali Dhacaaye.
Reer Maxamuud Cadde.


Waxaa kaloo diraaya dhammaan Bahda Jilibweyn Media Center.
Naxariistii Janno allaha ka waraabiyo - Aamiin

mailto:jilibweyn@gmail.com

Jilibweyn - News babul1 width=100>
www.Jilibweyn.com

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN

TACSI

Marxuum Rooble maxamad cali geele

waxaan tacsi u direynaa marxuum Rooble maxamad cali geele oo ku geeriyooday magaalada muqdisho . Waxaa tacsida diraaya dhammaan Eheladiisa oo kala jooga dalka gudahiisa iyo dibadiisa.Waxaan leenahay eheladiisa iyo qoyskii uu ka tagey samir iyo iimaan alaha ka siiyo.
Waxaa kaloo tacsida diraayo dadka kala ah:

Mustaf Harqanle-sweden
Mahad Harqanle-sweden
Bari Yusuf-sweden
Cabdi salan cawil-sweden


Waxaa kaloo diraaya dhammaan Bahda Jilibweyn Media Center.
Naxariistii Janno allaha ka waraabiyo - Aamiin

mailto:jilibweyn@gmail.com

Jilibweyn - News babul1 width=100>
www.Jilibweyn.com

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN

TACSI

Marxuum SADAQ BASHIR SH. HUSSEIN (LUGEEY )

waxaan tacsi u direynaa marxuum SADAQ BASHIR SH. HUSSEIN (LUGEEY ) OO KU GEERIYOODEY MAGAALADA CANADA EE CARICA ETMONTON . Waxaa tacsida diraaya dhammaan Eheladiisa oo kala jooga dalka gudahiisa iyo dibadiisa.Waxaan leenahay eheladiisa iyo qoyskii uu ka tagey samir iyo iimaan alaha ka siiyo.
Waxaa kaloo tacsida diraayo dadka kala ah:

REER PROF GURE OO KU KALA NOOL CARICA AMERICA OO TACSI U DIRAYA REER BASHIR SH, HUSSEIN GEERIDII NAXDINTA LEEHEED KU TIMID MARXUUM SADAQ BASHIR SH. HUSSEIN ./ LUGEEY / OO GAARI SHIL AH KULA QALIBMEY MARKEY TAARIIKHDU AHEYD 17/ 10/ 2007 WAXAA TACSI DIRAAYO PROF. MAHAMUD ALI DAHIR / PROF GURE DR. LIBAN MAHAMUD ALI GURE DR. MAHAD MAHAMUD ALI DAHIR PROF GURE / CARTER/ MR. MIKAIIL MAHAMUD ALI DAHIR PROF GURE / DALKA SOMALIA DRS. UBAH MAHAMUD ALI DAHIR PROF GURE DRS. AYAN MAHAMUD ALI DAHIR PROF GURE DRS. ISMAHAN MAHAMUD ALI DAHIR PROF GURE MR. dahir mahamud ali DAHIR PROF GURE / CHINA DRS. DEQO MAHAMUD ALI DAHIR PROF GURE MRS. IDIL MAHAMUD ALI DAHIR PROF GURE
DHAMMAAN REER CALI DHACAAYE
REER MAXAMUUD CADDE
REER CABDI FAANDHE

Waxaa kaloo Tacsida diraaya Ururka UNHS & Charman of UNHS Mohamed Omar Osman,

Waxaan halkaan tacsi uga direynaa dhamaan reer Bashiir Sh Xuseen(Lugeey) iyo hooyo Xisiya Adam Xasan Gureyoo kukal nool Soomaaliya Canada, America iyo Ingland iyo xaaska marxuumka Safiya Cabdi cali iyo caruurtiisa oo ku nool Canada. Inaa Lillaahi wa inaa Ileyhi raajicuuna geeridii naxdinta lahey ee ku timi marxuum Saadiq Bashiir Sh Xuseen.
Anagoo kala ah.
Aabe Cali Xuseen Cali Hooyo Dahabo Sh Isxaaq Naciimo cali, Sacdiya Cali oo ku nool Xarardheere.
Faaduma Cali Xuseen iyo ninkeeda C/raxmaan Axmed Dheere oo kunool Ingland iyo Sweden. Safiya Cali Xuseein ,ninkeeda iyo Caruurtooda oo ku nool Denmark.
C/raxmaan Cali Xuseen America. Muxyadiin Cali Xuseen South Africa Bahja cali xuseen ninkeed Maxamuud Sh Cilmi iyo caruurtooda Maxamed Cali ku nool Inglan Cumar Cali ku nool Ugandh. waxaan Allaah uga baryeynaa inuu janadiisa ka waraabiyo ayagan samir iyo iimaan saadaq ka siiyo aamiin. WAXA AY DHAMAAN TACSI U DIRAYAAN REER BASHIR SH. HUSSEIN SAMIR IYO IIMAAN ALLAHA KA WADA SIIYO AAMIIN AMIIN MARXUUMKAAS JANNADA ALLAHA KA WARAABIYO DHAMAANTEENA OO LEH SAMIR IYO IIMAAN


Waxaa kaloo diraaya dhammaan Bahda Jilibweyn Media Center.
Naxariistii Janno allaha ka waraabiyo - Aamiin

mailto:jilibweyn@gmail.com

Jilibweyn - News babul1 width=100>
www.Jilibweyn.com

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN

TACSI

Marxuum G/sare Maxamed Maxamuud Cilmi(Ceenshe)

waxaan tacsi u direynaa Marxuum Maxamed Maxamuud Cilmi. oo taariikhdu marka ahayd 10 oktober, 2007 ku geeriyooday dalka Somalia-Mogadisho. Waxaa tacsida diraaya dhammaan Eheladiisa oo kala jooga dalka gudahiisa iyo dibadiisa.Waxaan leenahay eheladiisa iyo qoyskii uu ka tagey samir iyo iimaan alaha ka siiyo.
Waxaa kaloo tacsida diraayo dadka kala ah:

Dhammaan reer shiikh Maxamuud Caseyr-Sweden-Norway
Dhammaan Reer Cabdi Maxamed Caalin-Mareykanka-Norway--England-Somalia
Xasan Cabdi Madaxeey iyo Xaaskiisa Shariifo Shiikh Maxamuud-Sweden

Cabdullahi Axmed Xaaji Xassan-Sweden
Bashiir Ciriiri-Sweden
Cabdiraxmaan Isxaaq Bare-Sweden
C/raxmaan Cali Cabdi Madaxey
C/qaadir Cali Cabdi Madaxey
Xasan Shiikh Cabdi iyo Xaaskiisa Sacdiya C/laahi Geesaweyne
Xasan Cabdi Xirsi dhacay
Salbeeto Xasan Shiikh Cabdi
Yuusuf Daahir Cabdi (Yuusuf Carab)
C/qaadir Shiikh Bashiir (Qataar)
Diini Shiikh Bashiir
Maxamuud Idris
Wariye C/raxmaan Shiikh Maxamuud (Seylici)
iyo dhamaan Ardayda wax ka barata Magaalada Qaahira ee Dalka Masar


Waxaa kaloo diraaya dhammaan Bahda Jilibweyn Media Center.
Naxariistii Janno allaha ka waraabiyo - Aamiin

mailto:jilibweyn@gmail.com

www.Jilibweyn.com

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN

TACSI

Marxuum Maxamed Sh. Cilmi

waxaan tacsi u direynaa Marxuum Maxamed Sh. Cilmi oo taariikhdu marka ahayd Sept 27keedii , 2007 ku geeriyooday dalka Australia. waxaan leenahay eheladiisa iyo qoyskii u ka tagey samir iyo iimaan alaha ka siiyo, gaar ahaan hooyo xaajiyo Seynab Macalin Axmed iyo Xaaskiisa Luul Cismaan iyo caruurteeda naxariistii janada alaha ka waraabiyo aamiin,

waxana tacsida diraayo Dhamaan Ururka Dhalinyarada Horumarinta Dooxooyinka Jubba ee London
A/razak Socoto iyo xaaskiisa Hani Osman Barseye
Daahir Ahmed Hasan iyo xaaskiisa Haawo Nuur Saalax
Idiris Dhaqane iyo Xaaskiisa Sacdiyo Osman Haji
Abuukar Abdirahman iyo xaaskiisa Safiya

Cabdi Cali Dhexe iyo Xaaskiisa Leyla Nur
Maxamuud Sheikh Cilmi iyo xaskiisa Bahjo Cali Husein
maxamed Xuseen Maxamed iyo xaaskiisa Caasha Axmed Cabdi iyo Caruurtiisa-Sweden
Bashiir Axmed Xaaji Xassan-Sweden
Siciid Cilmi Caad iyo Xaaskiisa-Sweden

Faadumo Macalin Maxamed-Sweden
Gani Aden-Sweden
Amina Aden-Sweden
Suleeqa Xassan Beeyle-Sweden
Safiyo Abdulle-Sweden
Fadumo Cabdullahi Caliyoow iyo hooyadeed iyo caruurteeda-Sweden


Waxaa kaloo diraaya dhammaan Bahda Jilibweyn Media Center.
Naxariistii Janno allaha ka waraabiyo - Aamiin

mailto:jilibweyn@gmail.com