Dhamaan
waxaan hambalyo kal iyo Laab leh u diraynaa Arooska iyo
Aroosadda, Baabul C/khadir Maxamud iyo Farxiyo Geesey Maxamud oo ku
aqal galey Caasimadda Sweden ee Stockholm habeenkii sabtiga Tariikhduna ay ahayd
6/07/07.Waxaa kaloo u hambalyeynaaya abdurahman ali sheeg sheegoow oo ku sugan dalka mareeykanka gaar ahaan michigan-wuxuu halkaan uga hanbal yeey nayaa aroosada & arooska wuxuuna allaheena weyn oo awooda badan uga baryayaa inay noqdaan kuwii isku waaro oo owlaad qeyrqabta kala siiyo aamiin aamiin---asc wwbr
Waxaan
leenahay noqda kuwii isku waara kalana hela Wiil iyo Caano
Gabar iyo Caano…..Aamin …aamin.
mailto:jilibweyn@gmail.com