WARARKA MAANTA

17-May-Jilibweyn

Shimbir Basaas ahaa oo la Qabtay oo Muran Xoog leh dhex dhigay Laba dowladood iyo Shimbirkaasi oo Xaalada uu dhalshay Cirka isku shareertay.RIIXHALKAAN

17-May-Jilibweyn

Aqristayaasha Sharafta leh waxaa idiin soo gudbineynaa Shekadaan Murugada badan oo ku dhacday Qoys reer Aljeeriyaan ah Nin lagu magacabo saliim oo Xaskiisa Mudo sanooyin ah Garbaha ku sida Maxay Tahaya sababta.??.RIIXHALKAAN

16 may jilibweyn.com

MUCJISO RABBI: Ilmo ku dhashay isagoo Kibaabka Qur'aanka gacan ku haysta(Video).Mucjisooyinka Rabbi waa kuwa aanay ku jirin shaki iyo dood isla markaana marqaati loo yahay, waxaana ka mid ah RIIXHALKAN

15-May-Jilibweyn.com

Tacsi ay dirayaan dad badan ayaa waxaa ay ku socotaa Tacsidaasi Qoyskii ay ka baxday Marxuumad xawo Cilmi Calas hadaba Dadka Tacsida Diraaya ka sii aqri RIIXHALKAAN.

15-May-Jilibweyn.com

Madaxweyne Shariif iyo Wafdigii la socday oo Gaaray Wadanka Mareykanka iyo shir Dhawan La filayo in uu ka dhaco Xarunta Qaramada Midowbay iyo Shirkaasi oo Looga Hadli Doono.RIIXHALKAAN

15-May-Jilibweyn.com

Haweneyda Lagu Magcaabo Susana Faith ayaa Jabisay Rikoorkii Kororka Misaanka ee Ama Culeeyska Xaga Misaanka Ka dib Markii ay Horay u geeriyootay Haweneey horay u heystay Rikoorkaasi Hadaba waa Imisa misaankeeda .RIIXHALKAAN

15-May-Jilibweyn.com

Canug yar ayaa Bartamaha wado Weyn oo Baabuurta Maraan ku dhacay ka dib markii Baabuur u sarnaa Ka Faniinay Waxaana ka soo Daba Booday Waalidkiis hadaba Nala Dawo Video gaan.RIIXHALKAAN.

(Leicester UK)14 may jilibweyn.com

Kumuu ahaa Xaaji ibraahim Cismaan Uunlaaye. Taariikh waliba mar bay qorantaa, qof walibana wuxuu galo ama qabto ayuu taariikhda ku RIIXHALKAN

Hoosingow (13 may jilibweyn.com)

Ciidamo ka tirsan Al Shabaab oo Haweenay ganacsato ah ku dilay HOOSINGOW.Ciidamo ka tirsan Al Shabaab oo Haweenay RIIXHALKAN

13 may jilibweyn.com

Maxay yihiin qodobada ay Puntland ku diidan tahay dastuurka qabyada ah? Maalintii Jimcaha aheyd maamul goboleedka Punland ayaa ka biyo diiday dastuurka qabyada ah ee, RIIXHALKAN

13- Ma-jilibweyn.com

Wabiga Shabelle ayaa Biyo badan keenay xili dadka Hareer dagan ay u baah nayeen waxayna uga warbixiyeen  Siyaabo kala duwan ayada oo beeraleydii Nimcadasi.RIIXHALKAAN

12 may jilibweyn.com

Maxay tahay hawlaha dhabta ah ee shirkadda Saracen u joogto Puntland?.Shirkada Sarcen oo puntland u timid barnaamij ku saabsan ladagaalnka burcadbadeedda Ayaa haatan waxaa soo RIIXHALKAN

12 may jilibweyn.com

Ciidamado ka soo Goostay Dagaal-ooge Gaandi & Mashruuci Azania oo Fashil ku dhaw.Inka badan 300 oo Askari, hubkii iyo gaadiidkii ay wateen oo horay uga tirsanaa RIIXHALKAN

11 may jilibweyn.com

Dood Taariikhi Ah Oo Telifishanka Masar u Qabtey Musharixiinta Madaxweynaha. Waxaa caalamka Carabta markii u horeysey ka dhacdey in ay dood isaga horyimaad RIIXHALKAN

11-May-Jilibweyn.com

Dowlada Turkiga oo Lacag Gaareysa Halmalyan oo Dolar oo ugu Talo Gashay Shirka Stanbul Dhamadka bishaan Furmaya Ku Wareejisay Ururka Midowga Afrika. RIIXHALKAAN

10 may jilibweyn.ciom

Waxaan halkaan idiinku soo gudbinaynaa magacaabista Degmada KAXDA ee Gobal ka Banaadirdekareeto ahaan,Waxaa degmo RIIX HALKAN

10-May-Jilibweyn.com

Qodobada Doodaha Kiciyay ee Ku saabsan Dastuurka la doonayo in Lo Ansixiyo si dalka Loogu dhaqo ayada oo badi dad ku ay ka soo Guuxayeen Edeymo ka dhan ah Ansixintiisa Halkaan Ka Dawo Qodobada Xasaasiga ah ee Dadku Su,aasha Sarteen .RIIXHALKAAN

10 may jilibweyn.ciom

Waxaan halkaan idiinku soo gudbinaynaa magacaabista Degmada HOOSINGOW ee Gobalka Jubbada Hoose dekareeto ahaan,Waxaa degmo RIIX HALKAAN

10-May-Jilibweyn.com

Ciyaaraha Olympic-ga Aduunka oo Xafladaha loogu Talo galay Midii ugu horeesay oo lagu qabtay Magaaladii ay ka soo bilowdeen Ciyaarahaasi iyo dad badan oo Caan ah oo.watbixin+Sawiro RIIXHALKAAN

10-May.Jilibweyn.com

Xaflad Aroos oo uu ka badbaaday Caruuskii oo kaliyah ka dib Markii dadkii Goobta ku sugnaa iyo Dad Degaanka Deganaa uu Mar Qur,a uu Roobab Daadad Wada uu Qaatay Warbixintan RIIXHALKAAN

9 may jilibweyn.com

Siyaasada iyo istaratiijiyada Dowlada Ethopia ee ku wajahan Somalia. Waxaan doonayaa inaan indiin soo gudbiyo information cusub oo aan ka helay websitka Wasiirka Arimaha Debedda ee dalka RIIX HALKAN

08-May-Jilibweyn.com

Siyaasiin ka horyimid qaabka beelaha wax loogu qeybiyey iyo Dastuurka Waxaana Siyasiyiintasi oo Kulan Ku Qabtay Magaalada Muqdisho uu u dhacay Sidaan.RIIXHALKAAN.

Dastuurka Soomaaliya Barnaamijka Bandhiga SNTV -Wariye Socoto

7 may jilibweyn.com

Ayax faro kulul ku haya beeraha gobolada Baay iyo Bakool. Waxaa hoos u dhacay wax soo saarkii beeraha ee qaar kamid ah gobolada dalka Soomaaliya kadib markii RIIX HALKAN

7 may jilibweyn.com

Muqdisho: Shirweynaha odayaasha oo maalintii 3-aad galay.Shirweynaha odayaasha dhaqanka ee magaalada Muqdisho ka socda ayaa maalintii 3-aad galay. RIIX HALKAN

06-May-Jilibweyn.com

Shan Ka mid ah dadka Loo hayo Qaraxyadii 11 September oo Maxkamad uga Bilaabatay Guantanamo iyo Ragaasi oo lagu haysto Dambiyo Gaaraya Shan.RIIXHALKAAN

05-April-Jilibweyn.com

War deg deg ah:shirkii Lagu soo xulayay Ergadii ansixin laheed dastuurka oo furmay iyo Boqolaal qof oo ku sugan Xarunta Gadiidka Poliska ayada oo qud badaha qaar halkaasi ka jeediyeen Madaxda Qaranka Soomaaliyeed .RIIXHALKAAN

05-April-Jilibweyn.com

Wadanka China oo laga Furay Carwo Baa buurta lagu soo bandhigo iyo Carwa daasi oo ay ka qeyb galeen Shirkadaha ugu caansan Dunida xaga Baaburta ku waasi oo ka kala socda Dalal Gaaraya dhowr.Warbixin +Sawiro.RIIXHALKAAN

05-April-Jilibweyn.com 

Shirkad Dubia ah oo wada Qorshe ay Bada Howsteeda uga dhiseyso Hoteelo iyo Qor shahaasi oo socda shirkadaha iska ka shanaya Qorshahaan ayaa la soo sheegay hadii ay Fuliyaan in ay.Warbixib.

RIIXHALKAAN

4 may jilibweyn.com

Maqaal: Qaladka ugu wayne ee Dastuurku Waa Federalism!Soomaaliya waa dal mudo 21 Sano ah aan Dowlad dhexe lahayn ,Dalku waxa uu mudadaas ku jiray RIIX HALKAN

04-May-Jilibweyn.com

Guud ahaan dalka Gaar ahaan Magaalada Muqdisho oo ay ku soo qulqulayaan Qorba Joog Badan oo Dalka dibadiisa ku Sugnaa Sanooyin Badan Waa Maxay Sabab Xiligaan Keentay dib usoo labashadoodaTop News. RIIXHALKAAN

2-May-Jilibweyn.com

Ra,isul Wasaare Lagu Xukmaay Sodon ilbiriqsi oo Xarig ah Ka dib markii uu ka dhago adeegay inuu fuliyo Qoraal ka soo baxay Maxkamad sare Top News.RIIX HALKAAN

1-May-Jilibweyn.com

Hogaamiyal kooxeedyadii Xili dalka Hor boodi jiray oo Wada Ololi aan caadi ahayn oo ay uga soo horjedaan Qabyo Qoraalka Das tuurka cusub ee la doonayo in laga Hir galsho dalka soomaaliya "Top News".RIIXHALKAAN.

30-April-Jilibweyn.com

Kooxda Jamaacatu Al ansaaru Shariica ee dal ka Yamen ayaa sideysay Todo baadan iyo sadex Askari oo ay Qafaal u haysteen xili wali ay jiraan dagaalada kala dhaxeeya Dowlada yemen waxaana soo baxaaya. RIIXHALKAAN

29-April-Jilibweyn.com

War deg deg ah:Qarax xoogan aya a Goor dhow ka dhacay Magaalada Nairobi  waxa ana ka dhashay Qaraxaasi  dhimasho iyo dhawac ayada oo ilaa hada la soo sheegayo in ay ku wax yelobeen Qaraxaasi  RIIXHALKAAN.

29-April-Jilibweyn.com

Haweneey Ninkeeda Madaxa uga Garaacday birta Wax lagu dubo iyo ayada oo Xabsi la dhigay laguna xukumay Toban iyo shan Sano oo xarig ah Maxay tahay sababta ay u dishay Ninkeeda War bixinta .RIIXHALKAAN

28-April-Jilibweyn.com

Waxaa Magaalada Barbara Lagu qabtay Caruur Soomaaliyeed oo laga soo xaday Wadanka Yemen Carurtaan ayaa waxaa Iminka Lagu Hayaa Magaladaasi hadaba Muqaalka Caruurtaasi La soo xaday Dawo.RIIXHALKAAN

28-April-Jilibweyn.com

Dowlada Mareykanka oo Lacago Badan oo Kaalmo ah siineysa Wadamo ku Yaala Gees ka Afrika kana Mid tahay dalka Soomaaliya xili wali la dareemayo Sameyntii Abaartii ku dhufatay Wadamada Geeska Afrika. RIIXHALKAAN

28-April-Jilibweyn.com

Sida aad Og tihiin waxaa isbucii hore idiin soo gudbinay Gabay Hooyada ku saabsan hadaba Maantay Waxaa Abwaanada  zaynab sheikh husein‏ oo ayadu ka mid ah Asaxaab ta Shabakada Jilibweyn idiin soo gudbineysaa Gabay.RIIXHALKAAN.

27-April-Jilibweyn.com

Munaasabad lagu dhaarinayay Wasiir cusub oo ka tirsan Xukumada soomaaliya oo xalay la dhaarshay iyo Ra,izul wasaaraha iyo gudoomiyaha Barlamaanka oo ka qeyb galay .RIIXHALKAAN

27-April-Jilibweyn.com

Qaar ka mid  ah Barlamaanka Soomaaliya oo Baaq u diray shiikh shariif xili Dowladu ay Mareyso Kala Guur iyo baqaasi oo u eg. RXHALKAAN

MAQAALO IYO SPORT

10-May-Jilibweyn.com

Laacibka reer Ivory Coast iyo Kooxda Manchester City Yaxya Toura ayaa sheegay in uu Jecel yahay in uu Xirfadiisa ku soo Gaba Gabeeyo Garoonka Kooxdisii hore Barcelona Aqriso Warbixin Xiiso badan. RIIXHALKAAN

06-April-Jilibweyn.com

Waxaa Ku Geeriyooday dalkaasi Nageria Laacibkii hore ee Kubbada Cagta ee dal kaasi Rashidi Yekini hadaba Waayihii Isboorti ee uu soo maray uga Bago warbixintaan + Video.RIIXHALKAAN

05-April-Jilibweyn.com(MAQAAL)

Ku soo dhawaada Qeybtii 2 Aad ee Maqalka  uu Ciwankiisu ahaa"Qaladka ugu wayne ee Dastuurku Waa Federalism! Waxaana Mar kaan Qoraagu Qeybtaan Uga Had layaa Arimo xasaasi ah ee Sii Aqri.RIIXHAL KAN

03-April-Jilibweyn.com

Waa maxay sharci? Sharci [xeer] Badi dadku waxa ay is weydiyaan sharciga hadaba Maantay waxaan idiin soo xulnay Maqalkaan kala dhigaya Waxa uu yahay sharci ama Xeer Sii aqri Maqalka oo Dhuux xaqiiqa Sharci ama Xeer ..RIIXHALKAAN.

2-May-Jilibweyn.com

Kooxda Al Ahli ee dalkaasi Masar ayaa ku Gu doontay hotel ku yaal Wadankaasi Mali xili u tageen Ciyaar ka dibna uu dalkaasi ka dhacay Afgambi ka soo sababay in Jahwareer la soo Gudbonaaday.RIIXHALKAAN.

30-April-Jilibweyn.com

Koobka Kubadda Cagta eeJaaliyadaha ku nool wadan kaasi Cuman oo ay koox ka socotay  Soomaaliya ay ka Gashay Kaalinta Sadexaad warbixin+Sawiro.RIIXHALKAAN

27-April-Jilibweyn.com

Wadanka Siiriya ayaa waxaa ka dhacday Arin aad looga naxo ka dib markii Qof nool ay Dugeen Ciidmada dalkaasi hadaba sdii loo duugay qofkaasi iyo waxii dhex maray asaga iyo Ciidmada ka sii aqri warbixintaan oo ah Mid aad u naxdin badan-RIIXHALKAAN

25-April-Jilibweyn.com

Goolhaye Banooni uu ka tuuray Gosh iisa ku hubsaday shabaqa kooxda ka soo horjeeda xili ay socotay ciyaar ka tirsaneed Ciyaaraha Kooxaha Qaarada Afrika hadaba Dawo sida Gool hayuhu Gool kaasi shabaqa ugu hubsaday. RIIXHALKAAN

25-April-Jilibweyn.com

Tababare KMg ah ee Chelsea iyo Koxdiisa Chelsea oo Xaqiijisay Finalka Champions League iyo Barcalona oo ay Dubteen halka Real Madred iyo Bayer Munich ay ku balan san yihiin Garoonka Santiago Bernabéu Warbixin +Sawiro.RIIXHALKAAN

23-April-Jilibweyn.com (Maqaal)

Qalinka af-Soomaaliga wax ku qora wuu ilmeeyaa had iyo jeeraale, Rasuulkeenna Muxamed (C.S.W) waxyi ku soo dega waxaa ugu horreysay suuratul-Iqra oo aadanaha fareysa inay wax akhriyaan.Akhrintu .RIIX HALKAAN

.

23 april jilibweyn.com

Haweenay 78 jir ah oo haysata horyaalka toogashada (sharpshooter) dunida+SAWIRO.Da'ada 78 jir dadka gabowga ah waxay miciin bidaan ulo ku tukibid, darbi cuskasho,RIIX HALKAN

 

19 april jilibweyn.com

DAAWO MUUQAAL WIIL YAR OO 6 lughood Ku dhashay Dhacdo Mucjiso ah ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday dalkaas Pakistan ka dib markii uu dhawaantaan RIIX HALKAN

18-April-Jilibweyn.com

Bayer Munich oo Garaacday Real Medrid  Rajada Lugta Labaad oo Bayer wax yar usoo jirsatay iyo Garoonka  Allainz Arena oo dhacdo Cajiib badan Ka dhacday xili ay soo Xaadireen Kumanaan Kun oo Tagee rayaal ah Warbixin RIIXHALKAAN.

16 april jilibweyn.com

VIDEO:Ciyaaryahan isagoo ciyaaraya wadnuhu istaagay dhulkana ku faniinay. Ciyaaryahan ka tirsanaa kooxda Livorno ee heerka labaad ee dalka Talyaaniga oo lagu magacaabi jiray Piermario RIIX HALKAN

15 april jilibweyn.com

Daawo Muuqaal:nin booliis ah oo muujiyey shaqo la yaab leh dad badana soo jiidatay.Askari ka tirsan ciidanka booliiska dalka Vietnam ayaa waxaa la sheegay RIIX HALKAN

 

 

(Maqaal:08-April-Jilibweyn.com) Soomaaliya waxay maantay maraysaa marxalad ka duwan kuwii hore taasoo ah xilli la qaabeynayo sidii ay Soomaaliya noqon lahayd 100ka sano ee soo socota. Qabiil walbaa wuxuu dadaal ugu jiraa sidii uu uga soo muuqan lahaa .RIIXHALKAAN

.

(07-Jilibweyn.com) Kooxda Newcastle ayaa soo ciriirisay kooxaha magaalada London ee ku dagaalamayey kaalimaha 3aad iyo 4aad markii ay 2-0 kusoo garaaceen kooxda Swansea Gooldhaliyaha cusub ee Newcastle Pappis Demba Cisse ayaa dhaliyey.RIIXHALKAAN

.

(05-Aprol-Jilibweyn.com) Ciyaaraha Heerka Degmo ayaa ku soo gabagaboobay  Garoonka Mirre cawaale ee Magaalada Garoowe  ayada oo ay u dhaceen si heer sare ah Waxaa Warkaana Nooga soo diray Gobolka Karkaar Wariyaheena Nooga soo warama Goboladaasi .RIIXHALKAAN

(05-April-jilibweyn.com) Allaha u Naxariistee Gudoomiyihii Gudiga Olompikada Soomaaliyeed Aadan xaji Yabarow iyo Waliba Gudoomiyihii Xiriirka Kubadda cagta Soomaaliyeed Saciid Maxamuud Nuur Mugaambe Waxa ay ahayeen Halyeyaal Isboortiga Soomaaliyeed Soomaalina way Xasuusaneysaa Tariikh Kooban oo labada Mas,uul ah.RIIXHALKAAN

(03-April-Jilibweyn) Lionel Andrés Messi oo la helay Ciyaar yahankii badali lahaa kasoo ka soo dhex baxay Kooxda Da.da yar ee Barcelona B Waxaan Arintaasi shaaca ka qaaday Maamulka Kooxdaasi hadaba waa kuma Laacibka awodaasi la soo baxay Muxuusu Ku mudeestay RIIXHALKAAN.

(03-April-Jilibweyn.com) Antonio Cassano oo Garoomada dib ugu soo laabtay xili kooxdiisa ay dagaal ugu jirto Horyaalo culus oo ay ka mid yihiin Horyaalka Taliyaaniga iyo kan Champions League Soo laabashada Cassano ayaa Waxaa Xaqiijiyay dhaqatiirta kooxda Ac Milan .RIIXHALKAAN

(03-April-Jilibweyn.com) Arjen Robben oo heshiis buxa u saxiixay kooxdiisa Bayer Munich xili ay kooxda Tartamo adag ay ku jirto hada heshiiska uu saxiixay iyo sida uu u dhacay  iyo waliba Wararkii naga soo gaaray heshiiskaasi Sii Aqri Qormadaan . RIIXHALKAAN

(02-Marso-Jilibweyn.com) Macalin Roberto Mancini oo sheegay in ay tahay wax yaab leh dhawac soo gaaray Äguero asga oo laacibka iska dhawac Moto wilkiisu lahaa. RIIXHLKAAN.

(29-Marso-Jilibweyn.com) Ciyaaraha Champions League Milan iyo Barcelona oo isku Ag dhacay iyo Baryer Munich oo Garaacday Marseille hadaba ciyaarihii Xalay iyo waliba waxii ka dhacay dhowrayay.RIIXHALKAAN

(27Marso-Jilibweyn.com) Marka aan Eegno Wajiyada Siyaasada Soomaalida Waa Mid ka duwan Xiligaan Tan Caalamka Waxaana ka dhaca Waygii Soo Baryaa Wax ka badalan Dunida Inteeda Kale Tasoo Isir Ama Farac aanan u lahayn Soomaalidu Balse Tahay Mid Musiibo ah. RIIXHALKAAN

22 mars jilibweyn.com

Akhri /Daawo:Wiil Soomaali ah oo ka hadlay dhib weyn oo la soo gudboonaaday Wiil Soomaali ah oo ku nool xero qaxooti ah oo ku taal dalka Tuunisiya ayaa waxaa uu si kal iyo laab ah kaga hadlay dhibka ku qabsadey dalka Liibiya oo uu RIIX HALKAN

1-Marka aan dhinto , waxaan u duulayaa cirka , waxaan xidig waliba ku qorayaa magacaada , sidaa darteed habeen waliba fiiri samada oo arag inta aan ku jeclahay(Jaceyl waali ah ayaan ku hayaa) QOrmadaan oo Ah mid xiiso badan uga falooneyno Jaceylka jira Maanta sii aqri si aad uga baggato QOrmada Maanta iyo Jaceylka .

RiixHalkaan

Dadka ku Nool Magaalada Makka Almukara ayaa Maalmihii u danbeeyay ku shegee sanayay Qiso Cajiib Badan oo dhex martay Nin Tima Jare ah iyo Ninkii u jaray Wáxaana Dad goob joog ah shegeen in Tima jare Masri ah uu ka jaranayay Nin uu si qaldan uga Jaray Qeyb shaarbihiisa kamid ah.

RiixHalkaan.

VIDEO IYO AUDIO

18-May-Jilibweyn.com

Milkiilaha Shabkada Caalamiga ah ee Jilibweyn,dhaman Shaqaalaha Shabakada Jilibweyn oo isku duuban iyo Dadka hoos ku qoran waxay ka tacsiyadeenayaan Geeridii ku Timid Dirito Ibrahim Elmi oo ku Geeriyootay Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug. RIIXHALKAAN

12 may jilibweyn.com

Maamulka jilibweyn.com waxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Qoyskii iyo ehaladii ay ka geeriyootay MARXUUMAD-XAAWO CILMI CALAS (MINNESOTA-U.S.A)RIIXHALKAN.

11-May-jilibweyn.com

Masjidka Sheekh Cabdi (Cali Kamin)ayaa dhismihiisa Cusub meel wanag san marayaan. fadlan Riixhalkaan

09-May-Jilibweyn.com

Dhalasho farxad leh oo loo dirayo Mahamed abdillaahi abdille(diyeeshe) iyo fatxi abdi kaadir jamac oo gabari ugu dhalatay dalka south Africa dhalashdaasi waxaa Tiraya Saxfiyiin iyo Ciyaartoy iyo Asaxaab kale hoos ka sii aqri.RIIXHALKAAN.

1 may jilibweyn.com

TACSI:MARXUUM AMBASSADOR AXMED AADAN CISMAAN (AXMED QASAARO-YEMEN) Maamulka jilibweyn.com waxeey tacsi tiiraanyo badan u dirayaan Qoyskii iyo ehaladii uu ka geeriyooday Marxuum imbaasatoor -RIIX HALKAN

Hambalyo Habbalyo Arooska:

Cabduqadir Mohamud Osman Iyo

 Zaciima Abukar Macalin Mursal- switzerland.RIIXHALKAAN

Umadda Muslimiinta ah Waxaa si naxariis leh looga Codsanayaa In ay Kaalin ka Qataan dib u dayac tirka Masjidka Sheekh Cabdi ee Cali Kamiin Muqdisho ..Riixhalkaan

Arooska Maxamed Ibrahim Cismaan iyo Intisaar Cali Garuun -London waxaana Oraney naa"Wiil iyo Caano Gabar iyo Caano Guur kiina Guur Kheyr Gurigiina Guri Neg Guulow ka yeel".RIIXHALKAAN

(11-April-Jilibweyn.com) Bishaaro, Bishaaro, Bishaaro!Assalaamu calaykum, walaalayaal! Xaruunta Islamiska förbundet i Järva, waxay wargalineysaa bulshoweynta soomaaliyeed ee degen magaalada Stoc kholm iyo nawaa xigeeda, inuu dhici doono Mu´tamar aad u xiisa .RIIXHALKAAN 

Mu,tamarkii xiliga Xagaaga ee ee Culumo Udiinka Ahlusunna Waljamaca ayaa laqabanayaa ayada oo Shacabka Soomaaliyeed ee reer stockholm iyo Nawaxigiisa loogu bishareenayo M,tamar kaasi.RIIXHALKAAN

  (06-April-Jilibweyn.com) Splintering of Al Shabab are already obvious Stresses within Al Shabab are already beginning to manifest in the form of public spats between the group in Somalia -based leadership and its over which political course to take with the government, but Let us look the. RIIXHALKAAN.

(04-April-Jilibweyn.com) Bishaaro, Bishaaro, Bishaaro Xarunta Islamisla förbundet i Järva iyada oo ka duulaysa masuuliyada iyo waajibaadka ka saaran bulshada, gaar ahaan kuwa degen magalada Stockholm iyo nawaaxigeeda,ay qabaneyso Mu,tamar" Barbaarinta Wanaagsan iyo Sameynta ay Ku lee dahay Bulshada" RIIXHALKAAN

 

Jilibweyn.cin Xafladdii caleema saarka Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Jubba Raas oo ka dhcaday Nairobi Daawo SAWIRADA oo ah kuwii soo gaaray Warbaahinta Jilibweyn Xafiskiisa Nairobi RIIX HALKAN

Xafladii lagu Mgaaacay Waziirada Maamulka Goboleedka Jubba Raas State ee Ka dhacday Magaalada Nairobi ayada oo goob joog ka ahyeen Qeybaha Bulshada Degaanka Vedeo ku saabsan Qaabkii ay u dhacday Xafladaasi Dawo.

Wasiirada Maamul Goboleedka Jubba Raas State uu Magacaabay Madaxweyne. Dr:Bashiir Muxumud Xaji Cismaan iyo sdii looga soo qeyb galay ka daawo  Sawiradan Warbixin+Sawiro. RIIXHALKAA

22 mars jilibweyn.com

Maddaxwenayaasha Jubba Raas, Galmudug iyo Prf-Cali Khaliif Galeyr oo ku kulmay Nairobi  RIIX HALKAN

(Jilibweyn.com)201203-25- Gudoomiye ku xigeenka Rugta ganacsiga Soomaaliya Ganacsade Cabdiraxmaan Cabdullahi Galaambe oo ka mid ahaay ganac satadda caanka .RIIXHALKAAN.

Hambalyo Arooska Axmed Kaafi iyo Luul Xuseen oo Arooskoodu ka dhacay Magaalada Borlänge ee wadanka Sweden 17 Bishaan Waxaana

RIIX HALKAN

Wareysi Siyaasiga Aden Osman Qoryooleey

Heestii Amar Alle Muhedin Yasin (khaled Yare)

Arimaha Bulshada.

17-May-Jilibweyn.com

Aqristayaasha Sharafta leh waxaa idiin soo gudbineynaa Shekadaan Murugada badan oo ku dhacday Qoys reer Aljeeriyaan ah Nin lagu magacabo saliim oo Xaskiisa Mudo sanooyin ah Garbaha ku sida Maxay Tahaya sababta.??.RIIXHALKAAN

(30Marso-Jilibweyn.com) Dubia:Haweneey Tareen ku dhex huriday ayaa waxaa la dul dhigay Ganaax la cageed oo la sheegay in uu gaarayo 300 Dirham ayada oo Arintaasi ay noqotay mid dul hogon dadka Tareenada ku hurida.RIIXHALKAAN

(31-Marso-Jilibweyn.com) Waxaa soo baxaaya Halkista ay lee dahay Cabista waalidiinta ilmaha leh ku waasi oo sagaar ku ag caba caruurta ayada oo la sheegayo in uu ilmaha Qiqaasi u keeno Cudurka Halista ah ee Kansarka dhiiga ku dhaca ayada oo.RIIXHALKAAN.

(27-Marso-Jilibweyn.com) Mid ka mid ah fanaaniinta dhanka heesaha ee ugu caansan dunida gaar ahaan wadamada Carabta Fadl Abdulrahman Shamandar oo loo yaqaan Fadl Shaker ayaa daboolka ka qaaday in uu go'aansadey in uu joojiyo heesaha isla markaana uu ka tawbad keeno isagoo taasi badalkeeda ka shaqeyn doona.RIIXHALKAAN

(ilibweyn.com)2012-03-23 Waxaa beec sare lagu doonayaa Gurigii uu ka geeriyooday Aabaha Fanka ee Michael Joseph Jackson waxaana lagu sheegay qoraa Saxaafada lagu baahshay in Gurigaasi uu yahay guri aad u

RIIXHALKAAN

.

(Jilibweyn.com) 2012-03-24 Waxa ay shaaca ka qadeyn Qabiiro Badan oo baaritaan ku suubshay Kansarka HOOYADA naaskeda ku dhaca ayaa ugu danbeyntii isku raacay in Hooyadu ay ka badbaadi karto Xanuunkaasi Nuujinta Dabiiciga ah ee Ilmaheeda ay nuujiso Mudo sanad ah Waxaana uu sheegay Qabiir Tumorer in ay Nuujintaasi yareyso Kicitaanka Hormuudyada sababa.

RIIXHALKAAN

(Jilibweyn.com)2012-03-24 Waxaa sii badanaya dadka aadka u caba shiishada ayada oo Baaritaan ay suubiyeen Culumo ku Taqsustay caafimaadka shegeen in ay tahay Mid halis ku ah Caafimaadka qofka caba Shiishada waxaana kororka dhalinta cabta ee caalamka hada ku sii siyaadaya Caafimaad darada ay ka qadayaan Ayada oo Hay,ada Caafimaadka Aduunka ay aad RIIXHALKAAN

Muxadaro Birrul Walideen .

XulashadA Jilibweyn.

Denna ljudspelare kräver pluginen Flash Player och en webbläsare med JavaScript aktiverat.

Qaraxii Tiyaatarka iyo Dareenka Wadaniga.

Halkankii -SYL ama Somali Youth Leauge By:Tvga Shabakada Jilibweyn.

Warbaahinta Jilibweyn kala xiriir Eamilkan Cagmadhige2014@hotmail.com.